Ma ogtahay in carruurta waalidka aan is qabin ay 4 jeer u badan tahay inay ku noolaadaan saboolnimmo?
Laakiin marka aabbayaashu ay ka qayb-qaataan nolosha carruurtooda, waxay samayn karaan farqi weyn. Cilmi-baaris ayaa waxay muujinaysaa in carruurta aabayaashood ay door firfircoon ka qaataan noloshooda ay:
- 2 jeer laga yaabaa in ay ka yaraato inay dugsiga sare ka tagaan
- 7 jeer ka yar tahay inay uuraysato markay tahay dhalinyaro
- Inay yaraato iny ku xadgudbn daroogada iyo aalkolada
- Yaraato in ay yeeshaan dhibaatooyin akhlaaq ah
- Yaraato in ay la kulmaan xadgudub iyo dayacaad
- Yaraato in ay ku dhacdo cayilka xad-dhaafka ah
- Yaraato inay galaan xabsiga
Isha: Fatherhood.org